Badbaadintii Libaaxadda ee Wiyishii Lo Duureed-ka

Badbaadintii Libaaxadda ee Wiyishii Lo Duureed-ka

Hal libaax kaliya waxaa uu ugaaran karaa si fiican,Laakiin kooxo badan oo libaaxyo ayaa kasii fiican ugaarsiga,–Oo si fiican wax u dilan kara, Xoolo badan oo ay ugaarsadaan,mid weyn oo la ugaarsado,Laakiin arintaan waxaa ay u baahan tahay xeelad, Sabar badan, si aad  u ogaato sida ay libaaxyada u ugaarsadaan xoolaha, waxaan ku geyn doonaa […]

Libaaxyadda Dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya Qeybtii 2-aad

Afeef: Barnaamijkaani asalkiisa waxaa leh National Geographic. Libaaxyadda dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya waa kuwa dila ama cuna dad badan sanad walibaa, waxaase dhawaanahaani bilaawday qorshoyaal loogu hortagayo weerarada joogtada ah ee ay Libaaxyadda soo qaadaan. Barnaamijkaani oo aan ku daawan doono sida ay Libaaxayadda u dishaan dadka ku nool Heeraraha Wabiga Refuji ee […]

Libaaxyadda Dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya Qeybtii 1-aad

Isku- Xirka Libaaxyadda iyo Qaab ama Nuucyadda Libaaxyadda u Ugaarsadaan

Isku- Xirka Libaaxyadda iyo Qaab ama  Nuucyadda Libaaxyadda u Ugaarsadaan

Waxaynu Barnaamijkaan ku daawan doonaa Nuucyadda iyo Qaababka kala duwan ee ay Libaaxyadda u ugaarsadaan, anaga oo  ka warqabna in Libaaxa uu yahay Boqorka Duurjoogta. Hadaba waxaynu barnaamijkaani ku arki doonaa sida Libaaxyadda ay isaga amar qaataan iyo qaababka ama nidaamyadda ay u gaadaan xoolaha ay cuni rabaan markaasi.