MAXAA DUMARKII SOOMAALIYEED EE QURBAHA KU NOOL “SINGLE-MOTHERS” KAWADA DHIGAY?

MAXAA DUMARKII SOOMAALIYEED EE QURBAHA KU NOOL “SINGLE-MOTHERS” KAWADA DHIGAY?

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, waxaan Qeybtii 1-aad uga soohadlay waxyaabaha dumarka Soomaalida ahi ee dhulalkan gaalo jooga sameeyaan ee sababta u ah burburka guryaha Soomaaliyeed ee qurbaha.Waxaana ciwaano uga dhigay: Dumarkii inkaarta qabay, leeymankii shirarka, sharta iyo sheeydaanka, iyo ugu dambeyn taleefanada […]

HALKEE AYAAN FARXAD IYO NABADDA KA HELNAA? DUNIDDA WAA DHIB BADAN TAHAY’E

HALKEE AYAAN FARXAD IYO NABADDA KA HELNAA? DUNIDDA WAA DHIB BADAN TAHAY’E

Farxadda  dhabta ah ma inaad heshaa waxaad doonayso oo dhan, sida guurka, hantidda, ama lacagta, caruurta, ama xil aad u weyn? Mise waxaa jira faham kale oo u baahan in aan is yara dul taagno? (الَّذِينَ آَمَنُوا وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُمْ بِذِكْرِ اللَّهِ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ) “Kuwa rumeysan Towxiidka Alle, Oo ay quluubtooda ka hesho […]

Shirqoolkii shirkadda shidaalka ee Conoco iyo Maxamed Siyaad maxaa kala qabsaday?

Shirqoolkii shirkadda shidaalka ee Conoco iyo Maxamed Siyaad maxaa kala qabsaday?

Dowladii kacaanka ee dalka ka talin jirtay waxaa ay heshiisyo muuqda iyo kuwa qarsoodi ah la gashay shirkaddo soo saara shidaalka iyo gaas-ka, inkastoo heshiisyadaasi dhamaantood aysan fullin gabi ahaanba, midaasi oo caqabad ku noqotay burburkii dowladii dhexe ee dalka oo ay majaraha u siibeyn jabhadihii dalka afarta dhinac kasoo galay. Hadaba aan soo koobno […]

Facebook-ga oo dhawaanahaan hawada ka saara Boggoga ay leeyihiin Reer Falastiin

Facebook-ga oo dhawaanahaan hawada ka saara Boggoga ay leeyihiin Reer Falastiin

Shirkadda Facebook-ga ayaa waxaa ay hawada ka saartay bogag badan oo ay leeyihiin dad falastiiniyiin ahaa, halka labba Page oo kuwaasi ka mid ah dhamaantood la masaxay gabi ahaanba. Isbuucii ina soo dhaafay Bog lagu magacaabi jiray Palestinian Information Centre (PIC) kaasi oo ku bixi jiray afka Carabiga ayaa shirkadda Facebook-ga xayiraad saartay, halka seddax kalena […]

WARBIXIN XIISO LEH: (NIMAAN DHUL MARIN DHAAYO MALEH)

WARBIXIN XIISO LEH: (NIMAAN DHUL MARIN DHAAYO MALEH)

Aqirtoow; Qormooyinka tixanaha ah, ee wadamadii aan kusoo noolaaday aan uga faalloonayo, waxaan bilaabay 2006-dii, oo magaalado-madaxdii horee dalka Pakistan ee Karachi, ee aan kunoolaa mudo 8-sano ah (2002-2010), waxbarashadeeydii heerarka kala duwane jaamacadeedna aan kusoo qaatay, ayaa waxaan kasameeyey qormooyin tixane ahaa, oo aan billaabay taariikhdu markii eey aheyd  July 25, 2006-kii. Qormooyinkaa oo […]

FAROOLOO MADAXWEYNE SOOMAALIYA U NOQDAA BAAN ALLOOW KAA MAGAN GALNAY!!!

FAROOLOO MADAXWEYNE SOOMAALIYA U NOQDAA BAAN ALLOOW KAA MAGAN GALNAY!!!

  Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqirtoow; habeenkii lagu dhaqaaway heshii-kusheegii Garoowe, ee wixii uu Maamul-Beeleedka Puntland iska soowada qortey loogu xarxariiqay, ayaa isla maalinkii xigay taariikhduna ku beegneyd: April 4, 2016-kii waxaa shir-jaraa’id Garowe kuqabtey horjoogihii hore ee Maamul-Beeleedka Puntland: Mr. C/raxmaan Maxamed Maxmuud […]

Howl-galadda Diyaaradaha Drone-ka Maraykan-ka Ee Soomaaliya, Iyo Aas-Aaskii Al-Shabaab

Howl-galadda Diyaaradaha Drone-ka Maraykan-ka Ee Soomaaliya, Iyo Aas-Aaskii Al-Shabaab

Xarunta dhexe ee ciidamadda Maraykanka Pentagon-ka ayaa ka qeyb noqday howlgalka gaar ah ee loo yaqaan  Joint Special Operations Command (JSOC), howl galkaasi oo lagu doonayay in loogu hortago “Argagixisada Soomaali” sidaasi oo kale howl-galkaasi ayaa waxaa ku lug leh sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan CIA, kuwaasi oo hadaba ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Maraykanka […]

WALLEE DOODII FAGAARAHA EE 21-AAD WAXBAA KADHACAY!!!

WALLEE DOODII FAGAARAHA EE 21-AAD WAXBAA KADHACAY!!!

HORDHAC / GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow aan ku bilaabo’e sida caadaduba aheyd barnaamijkii 3-dii biloodba mar laqaban jiray, ee Fagaaraha Forum, ayaa habeenkii  Sabtida aheyd, taariikhduna ku beegneyd: 27-ka bisha Maarso 2016-ka, waxaa lagu qabtey magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee carro […]

SAXUFIYOOW WAXAAN U SOO JOOGAY!. IYO WAXA MAANTA SOCDA……

SAXUFIYOOW WAXAAN U SOO JOOGAY!. IYO WAXA MAANTA SOCDA……

Hadii laga soo gudbay ama laga soo bogsoonayo dagaaladii Qabiilka, Kuwii Hogaamiye Kooxeedyadda, iyo Kuwii Diimeedka, Hada Kow iyo Kow  ama hada waa bilaawgii Dagaalkii Suxufiyiinta. Inkastoo aan bur burkii ka dib ka hadlayo waxaan u soo joogay Suxufiyiinta Muqdisho iyagoo waqti adag ku shaqeynaya oo aan baabuuro iyo Qoryo ama Hub wadan oo lugtooda […]