Ma Ogtahay in Shirkadda Google-ka ay ku Basaasaan mar walibaa iyo Goor walibaa?

Ma Ogtahay in Shirkadda Google-ka ay ku Basaasaan mar walibaa iyo Goor walibaa?

Howl walibaa, warbixin kastaa, sawir walibaa ama dhaqdhaqaaq walibaa oo aad sameyso ma ogtahay in Google-ka ay ka warqabaan isla markaana ay keediyaan. Inbadan oo inaga mid ah ayaa aqbalay(Ogolaaday) in laga warqabo howlaha iyo dhaq dhaqaaqyadooda ay sameeyaan maalin walibaa, xitaa ogolaaday in lala socodo qalab ay adeegsanayaan nuuca uu yahay. Hadaba sidaan la […]