Casharkii 3-aad: Saxaafadda Dabagalka Iyo Baaritaanka ku dhisan

Casharkii 3-aad: Saxaafadda Dabagalka Iyo Baaritaanka ku dhisan

Inkastoo fekradda qayb gaar ah oo ka mid ah saxaafadda lagu magacaabo “ Saxaafadda dabagalka” Investigative journalism  ay caan ka yihiin dalalka Yurub, Maraykanka, iyo meelo kale, gaar ahaan wixii ka danbeeyay 1970-naadkii, waa eray aan sugneyn ama aan wanaagsaneyn. Dadka badankii markii ay maqlaan wax ku saabsan “Saxaafadda dabagalka” waxaa maskaxdooda kusoo dhacaya Kaamirooyin,maykrafoono si […]

Muxuu Qabtaa Qofka Suxufiga ah ama Wariyaha ah

Ninkii aasaasay BBC-da waxaa uu qabay ama uu u arkayay in Hayadda BBC-du ay leedahay seddax howleed oo waaweyn, kuwaas oo kala ah: in ay dadka wargeliso,in ay dadka wax barto iyo in ay dadka madadaaliso. Xitaa maantaa howlahaas waxaa weeye kuwa ay suxufiyiinta qabtaan, hadii ay u shaqeeyaan idaacad iyo hadii ay u shaqeeyaan […]

Barashadda saxaafadda: Kumaa noqon kara Suxufi/Wariye?

Barashadda saxaafadda: Kumaa noqon kara Suxufi/Wariye?

Yaa Suxufi ah? Ma dhici kartaa haddii qof walibaa inta uu iska sheegto Suxufi uu qoro ama faafiyo wax alla wixii uu doono? Hadii su’aasha noqon laheyd:” Qof kastaa ma sheegan karraa dhakhtarnimo?” Jawaabta ma adkaateen. Dabacn waa maya! Dhakhtar si aad u noqoto, waa in aad leedahay aqoonteeda, tababar iyo waayo-aragnimadii, hadii kale lagama […]