Documentary Dhameystiran: Daah Furkii Weerarkii 11-kii September Qeybtii 1-aad

Documentary Dhameystiran: Daah Furkii Weerarkii 11-kii September  Qeybtii 1-aad

Sidaan la socono weerarkii lagu qaday dalkaasi Maraykanka 2001-dii, ee diyaaradihii Geeridda lagu magacaabay lugu dhuftay daarihii mataanaha( Twin Towers ) ee dalkaasi Maraykanka, waxaa ku geeriyooday dad gaaraya 3,000 Oo qafood kuwaasi oo kazoo kala jeeday shucuubo kala duwan kuwaasi oo kala aamin sanaa diimo kala duwan. Hadaba Baaritaan dheer uu sameeyay Wariyaha caanka […]

Duco Waalid Ayaa Dhuran karaa?!! Haka Habaarsan Waalidkaaga walaal

Burburkii dowladdii Soomaaliya kadib waxaa dalka ku habsaday dhibaato aan kala go’ laheyn taasi oo ay sabab u tahay sida ay u kala fogaadeyn Dadka Soomaaliyeed ee walaalaha kuna walaaloobay Diinta,dhaqanka, iyo midnimadda, inkastoo burburkii dowladaasi laga dhaxlay oo kale in dhallintii Soomalaiyeed ay ku harqamaan Badaha Yaman iyo kuwa Mediterranean-ka. Hadaba dhacdadii ugu danbeysay […]

Hijradda waxay badashay Taariikhda dunidda oo idil (Qeybtii 4-aad)

Barnaamijkeena manta waa qeybtii ugu danbeysay waxaana qeybta maanta  kusoo qaadan doonaa safar hijrada Rasuulka iyo ninkii hogaanka u hayay ee cabdulaahi ibnu urayqid oo ka bixyay meelo aan la marin, iyo  Safarka Hebeen socodka ahaa iyo Maalin jiifka ahaa, dhanka kale waxaa usoo baxday fursad reer binii Midlij taas oo aheyd raad-raaci safarkii Nabiga, […]

Hijradda waxay badashay Taariikhda Dunidda oo Idil (Qeybtii 3-aad)

Qureysh, waxay isku dayeen wax waliba oo ay ugu hor istaagi karaan dhaqdhaqaaqii Rasuulka SCW oo ahaa in uu diinta ku faafiyo Makkah iyo wixii ka baxsanba, xitaa ay qureysh gaareyn in ay soo saaraan wareegto dil ah, waxaana lasoo gaaray habiinkii dilka la fulin lahaa, nagartii ay la doonayeen in ay ku fuliyaan Muxamed […]

Hijradda Waxay badashay Taariikhda Dunidda oo idil (Qeybta 2-aad)

waxaa uu ka tagay madax adeegii reer makkah , waxaana uu u tagay reer Daa’id, laakiin iyagana waxay ku direyn kuwooda wax magaratada ah sida caruurta iyo dumarka waxayna ku tuureyn dhagaxaan, waxana uu kasoo laabtay isaga ku daalay yeeridooda, waxaana uu markaan go,aansday in uu diirada saaro xiliga xajka  Iyo cumrada Waxaa uu ka […]

Hijradda Waxay Badashay Taariikhda Duniida oo Idil (Qeybtii 1-aad)

Hijradda Waxay Badashay Taariikhda Duniida oo Idil (Qeybtii 1-aad)

Aad buu u jaclaa meesha uu ku dhashay,waxaana uu ku noolaa noloshiisa inteeda badneyd, waxaa uu ka baxay magaaldaan labo jeer intii uu yaraa isaga oo mar la socday Hooyadiis Amiina bintu Wahba, si uu usoo booqdo abtiyaalkiisa oo madiina jooga, Marka labaadna waxaa uu safar u raacay adeerkiis Abii Daalib dhankaasi iyo sham, waxaase […]