Hijradda waxay badashay Taariikhda dunidda oo idil (Qeybtii 4-aad)

Barnaamijkeena manta waa qeybtii ugu danbeysay waxaana qeybta maanta  kusoo qaadan doonaa safar hijrada Rasuulka iyo ninkii hogaanka u hayay ee cabdulaahi ibnu urayqid oo ka bixyay meelo aan la marin, iyo  Safarka Hebeen socodka ahaa iyo Maalin jiifka ahaa, dhanka kale waxaa usoo baxday fursad reer binii Midlij taas oo aheyd raad-raaci safarkii Nabiga, […]

Hijradda waxay badashay Taariikhda Dunidda oo Idil (Qeybtii 3-aad)

Qureysh, waxay isku dayeen wax waliba oo ay ugu hor istaagi karaan dhaqdhaqaaqii Rasuulka SCW oo ahaa in uu diinta ku faafiyo Makkah iyo wixii ka baxsanba, xitaa ay qureysh gaareyn in ay soo saaraan wareegto dil ah, waxaana lasoo gaaray habiinkii dilka la fulin lahaa, nagartii ay la doonayeen in ay ku fuliyaan Muxamed […]

Hijradda Waxay badashay Taariikhda Dunidda oo idil (Qeybta 2-aad)

waxaa uu ka tagay madax adeegii reer makkah , waxaana uu u tagay reer Daa’id, laakiin iyagana waxay ku direyn kuwooda wax magaratada ah sida caruurta iyo dumarka waxayna ku tuureyn dhagaxaan, waxana uu kasoo laabtay isaga ku daalay yeeridooda, waxaana uu markaan go,aansday in uu diirada saaro xiliga xajka  Iyo cumrada Waxaa uu ka […]

Hijradda Waxay Badashay Taariikhda Duniida oo Idil (Qeybtii 1-aad)

Hijradda Waxay Badashay Taariikhda Duniida oo Idil (Qeybtii 1-aad)

Aad buu u jaclaa meesha uu ku dhashay,waxaana uu ku noolaa noloshiisa inteeda badneyd, waxaa uu ka baxay magaaldaan labo jeer intii uu yaraa isaga oo mar la socday Hooyadiis Amiina bintu Wahba, si uu usoo booqdo abtiyaalkiisa oo madiina jooga, Marka labaadna waxaa uu safar u raacay adeerkiis Abii Daalib dhankaasi iyo sham, waxaase […]

Walaal Alle ka cabso inta aysan dhicin Maalinta Qiyaamaha ka hor

Walaal Alle ka cabso inta aysan dhicin Maalinta Qiyaamaha ka hor

Inbadan oo dadka ka mid ah waxaa ay ka lumeyn wadadii saxda aheyd oo uu Alle Weyne aadanaha u abuuray  kuwa hada jooga iyo kuwii horaba sida aan taariikhda ku hayno, iyaga  mooday  dunidda ay ku noolyihiin in aysan  dhamaad laheyn, waxayna taa aheyd falsado qaldan oo ay ku shubeyn kuwa isku sheegay aqoon yahano […]