Talyaaniga oo Badda Mediterranean-ka kasoo saaraya 800 Oo Tahriibayaal ku harqamay Badda

Talyaaniga oo Badda Mediterranean-ka kasoo saaraya 800 Oo Tahriibayaal ku harqamay Badda

Ciidamadda Badda Talyaaniga ayaa sheegay in ay badda Mediterranean-ka kasoo haleyn mayded la rumeysan yahay in ay dooni la qalibmatay, inkastoo ciidamadda aysan sheegin maydadka la helay jinsiyadahooda iyo halka ay kasoo baxeyn. Laakiin warbixin hordhac ah ay soo saareyn ciidamadda Badda Talyaaniga ayeey ku sheegeyn in ay cabsi xoogan ka qabaan dad kor u […]

Masar oo noqotay goob lagula baxao Unugyadda Bini’aadamka, si loogu ganacsado

Masar oo noqotay goob lagula baxao Unugyadda Bini’aadamka, si loogu ganacsado

Dalka Masar oo ah dal ku yaala Qaarada Afrika, isla markaana kamid ah Jaamacadda carabta ayaa sanadihii ugu danbeeyay noqday waddamada kaalinta kowaad kaga jira ka ganacsiga unugyadda jirka bini’aadamka, iayadoo dowladda Masar aysan awood buuxda u laheyn halka dhibaatada loogu geysanayo dadka Qaxootiga ah ee doonaya in ay galaan dalka Falastiin ee Maanta ay […]