TV laga leeyahay Pakistaan oo sheegay in Donald Trump uu asalkiisa Pakistaan kasoo jeedo

TV laga leeyahay Pakistaan oo sheegay in  Donald Trump uu asalkiisa Pakistaan kasoo jeedo

Waxaa aad isku soo taraya warbixino sheegaya in Madaxweynaha la doortay dalka Maraykanka Donald Trump in dhalashadiisu aysan aheyn Maraykan ee uu asal ahaan kasoo jeedo dalka Pakistaan, waliba qoys Muslim ah uu asalkiisa kasoo jeedo. Muuqbaahiyaha lagu magacaabo Neo News Channel qeybta af-ka Urduuga ku hadasha ayaa lagu sheegay in Trump magaca uu ku […]

Talyaaniga oo Badda Mediterranean-ka kasoo saaraya 800 Oo Tahriibayaal ku harqamay Badda

Talyaaniga oo Badda Mediterranean-ka kasoo saaraya 800 Oo Tahriibayaal ku harqamay Badda

Ciidamadda Badda Talyaaniga ayaa sheegay in ay badda Mediterranean-ka kasoo haleyn mayded la rumeysan yahay in ay dooni la qalibmatay, inkastoo ciidamadda aysan sheegin maydadka la helay jinsiyadahooda iyo halka ay kasoo baxeyn. Laakiin warbixin hordhac ah ay soo saareyn ciidamadda Badda Talyaaniga ayeey ku sheegeyn in ay cabsi xoogan ka qabaan dad kor u […]

2,800 oo Dad Qaxooti ku ahaa Dalka Austria ayaa Dib loo celiyay Maanta oo Arbaca aheyd

2,800 oo Dad Qaxooti ku ahaa Dalka Austria ayaa Dib loo celiyay Maanta oo Arbaca aheyd

Ku dhawaad 2,800 oo dadka Nabad gelyo doonka ah ee ku noola dalka Austria ayaa bilaabay in ay ogolaadaan dib ugu laabashada dalalkooda, kadib markii dalabkoodii ahaa in ay qaxootinimo ugu noolaadaan dalka Austria uu fashil ku dhamaaday ama laga aqbali waayay waraaqaha aqoonsiga qaxootinimadda. Sanadkii hore ee 2015-kii waxaa la sheegay dad gaaraya 8,365 […]

Warbixin Qaxootiga Yurub kusoo Qul-qulaya, iyo Dad Dib loo Celinayo

Warbixin Qaxootiga Yurub kusoo Qul-qulaya, iyo Dad Dib loo Celinayo

Aqristayaasha sharafta lahoow waxaa halkaan idinkugu soo gudbin doona warbixin kooban uu baaritaan dheer uu ku samaeeyay mid kamid ah Wariyayaasha Wakaaladda Wararka ee Hordhac News Agency , kaasi oo socdaalo kala duwan ku kala maray dalalka Talyaaniga iyo Gariiga, dalakaasi oo si xowli ah ay ugu sii badanayaan dadka Tahriibayaalka ah ee doonaya in […]