Casharkii 2-aad ee Wadista baabuurta (Adeegsiga Lugaha ee Baabuurta)

Waa Casharkii 2-aad ee Barshadda Baabuurta, waxaana barnaamijkaani tarjumay walaalkeen xassan Cismaan Xaaji, barnaamijkaani ayaa anfacaya dhamaan dadka doonaya barashada Baabuurta (Gawaarida) guud ahaan, gaar ahaan kuwa ku nool yurub sida Britain oo kale.

Hadaba casharadaani waxaa kaaga baxaya fekrad muhiim ah, kuma koobna oo kaliya dadka Yurub oo jooga, laakiin waxaa uu anfacayaa qof walibaa oo dunidda dacaladeeda jooga doonayana in uu barto gawaarida wadistood.

(Visited 590 times, 4 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..