Hijradda Waxay badashay Taariikhda Dunidda oo idil (Qeybta 2-aad)

22waxaa uu ka tagay madax adeegii reer makkah , waxaana uu u tagay reer Daa’id, laakiin iyagana waxay ku direyn kuwooda wax magaratada ah sida caruurta iyo dumarka waxayna ku tuureyn dhagaxaan, waxana uu kasoo laabtay isaga ku daalay yeeridooda, waxaana uu markaan go,aansday in uu diirada saaro xiliga xajka  Iyo cumrada

Waxaa uu ka dalbaday Nabiga SCW dadkii carabta ahaa ee xajka iyo cumarad u yimid isaga oo ku dhahayey “ Yaa garab igu siinaya in aan diinta islaamka dadka gaarsiiyo, oo aan u balan qaadayaa janno” NABIGA scw isaga laf ahanatiis aayaa dadka u bandhigayay diinta islaamka maalmihii xajka iyo cumarada lagu gudajiray.

 

(Visited 83 times, 1 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..