Hijradda waxay badashay Taariikhda dunidda oo idil (Qeybtii 4-aad)

Barnaamijkeena manta waa qeybtii ugu danbeysay waxaana qeybta maanta  kusoo qaadan doonaa safar hijrada Rasuulka iyo ninkii hogaanka u hayay ee cabdulaahi ibnu urayqid oo ka bixyay meelo aan la marin, iyo  Safarka Hebeen socodka ahaa iyo Maalin jiifka ahaa, dhanka kale waxaa usoo baxday fursad reer binii Midlij taas oo aheyd raad-raaci safarkii Nabiga, waxaana Damac ka galay balanqaadkii qureysh ee ahaa 100 halaad Dilkii Nabiga ama in nolol lagu soo qabto, iydoo  qureyshna ay ku dareyn  100 halaad   oo kale oo la dul dhigay  Nabiga saaxiibkiis  Abii bakar sidiiq  qofkii Nolol ama geeri ku keenaa.

Safarkii Nabiga Scw waxaa ay kusii jihaysteen waadiga Kulaya,waana waadi aad u siman waxaana uu dhulka ka kacsan yahay marka loo eego xaga badda 78 mitir. Waana halkaan meeshii ay dhacdadii kula dhacday Suuraqa Ibnu Maalik.

(Visited 118 times, 1 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..