Badbaadintii Libaaxadda ee Wiyishii Lo Duureed-ka

Badbaadintii Libaaxadda ee Wiyishii Lo Duureed-ka

Hal libaax kaliya waxaa uu ugaaran karaa si fiican,Laakiin kooxo badan oo libaaxyo ayaa kasii fiican ugaarsiga,–Oo si fiican wax u dilan kara, Xoolo badan oo ay ugaarsadaan,mid weyn oo la ugaarsado,Laakiin arintaan waxaa ay u baahan tahay xeelad, Sabar badan, si aad  u ogaato sida ay libaaxyada u ugaarsadaan xoolaha, waxaan ku geyn doonaa halka uu libaaxyada  wax ka ugaarsado, waxaan kuu tusi doona si aan wali loo arag qaabka ugaarsiga libaaxa.

 Singita, koonfur Africa, waxaa halkaan ku nool xoolaha duur joogta ee kala caynka ah, waxaysa dhamaantood halis ugu jiraan libaaxyada, Maanta kooxo libaaxyo ah ayaa waxay usoo baxeyn ugaarsi, Kuwaan waa ugaarsadayaal badan. Waa kuwa ugu badan ee ugaarsadayaal ah ee ku nool gobolkaan, waa kuwa awood badan, 18 libaax oo gaajeesan oo afkooda wax ku dhaca raadinaya, Ma fudada in halkaan laga ugaarsado.

(Visited 307 times, 1 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..