Libaaxyadda Dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya Qeybtii 1-aad

Libaaxyadda Dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya Qeybtii 1-aad

Afeef: Barnaamijkaani asalkiisa waxaa leh National Geographic.

Libaaxyadda dad cunka ah ee Dalka Tanzaaniya waa kuwa dila ama cuna dad badan sanad walibaa, waxaase dhawaanahaani bilaawday qorshoyaal loogu hortagayo weerarada joogtada ah ee ay Libaaxyadda soo qaadaan.

Barnaamijkaani oo aan ku daawan doono sida ay Libaaxayadda u dishaan dadka ku nool Heeraraha Wabiga Refuji ee mara dalkaasi Tanzaniya.

(Visited 237 times, 1 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..