Isku- Xirka Libaaxyadda iyo Qaab ama Nuucyadda Libaaxyadda u Ugaarsadaan

Isku- Xirka Libaaxyadda iyo Qaab ama  Nuucyadda Libaaxyadda u Ugaarsadaan

Waxaynu Barnaamijkaan ku daawan doonaa Nuucyadda iyo Qaababka kala duwan ee ay Libaaxyadda u ugaarsadaan, anaga oo  ka warqabna in Libaaxa uu yahay Boqorka Duurjoogta.

Hadaba waxaynu barnaamijkaani ku arki doonaa sida Libaaxyadda ay isaga amar qaataan iyo qaababka ama nidaamyadda ay u gaadaan xoolaha ay cuni rabaan markaasi.

(Visited 147 times, 1 Soo booqatay Maanta)

Fariintaada halkaan ku reeb

E-Mailkaaga halkaan laguma soo daabici doono inshaa Allaah..